Waan-waantii laga dhex waday Madaxda DF iyo Musharaxiinta oo horumar laga gaaray

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay waan-waantii laga dhex waday Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen ayaa ugu dambeyn caawa lagu guuleystay in la isku fahmo. Xubin ka tirsan Ergada ayaa Allbanaadir Online u xaqiijiyay in maalinta berri kulan qado ah Hotelka Decale ku yeelan doonaan Midowga Musharaxiinta, Ra’iisul Wasaaraha, Madaxda … Continue reading Waan-waantii laga dhex waday Madaxda DF iyo Musharaxiinta oo horumar laga gaaray